Qeexid

"eeg wari. ld waris, werin, weris."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warin oo kali ah:
  • Warar ayaa sheegaya in Madaxweyne Cadde uu qaylo dhaan u direy Issimda gobolka isla markana uu ka codsadey in ay dajiyan dadkan careysan iyada oo ay ku guleysten sida laga soo warinayo goob joogayaal.
  • Sanadkii 1964kiina wuxuu noqday sheekhii ugu horreeyay ee duuba Quraanka Muratalka ah ee warintii Warash uu Naafic ka wariyay.