Qeexid

"warhayn wareegacaddee f.mg2 1. Dan la'aan u wareegid. 2. Wareegacadde samayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warhayn oo kali ah:
  • Xukuumada Somalia, oo jirta muddo laba bilood ka yar, ayaa waxaa soo shaac baxaya heshiisyo qarsoodi ah oo la galay, kuwaasoo aanu baarlamaanku ka warhayn, waxaana lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha laga weydiiyo su’aalo badan.
  • Caasho Axmed Cabdalla ayaa sheegtay in lacagtan cusub ay tahay mid aanu ka warhayn baarlamaanka, sameynteeda iyo keenisteeduna ay tahay mid shaarcidaro ah, waxayna ku eedeysay Madaxda DF.