Qeexid

"(-syo, m.dh) Xaashi ama xaashiyo war ku yaal oo wakhti go'an soo baxa sida maalin, toddobaad, bil iwm oo inta la daabaco la faafiyo; joornaal."

Qeexid Xigta

ld wargeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wargeys oo kali ah:
  • Hargeysa (Haatuf): guddida ardayda ee Jaamacadda Hargeysa ayaa si kulul u beeniyey urur la sheegay inay samaysteen ardayda Jaamacadda Hargeysa, kaas oo hore wargeysyada dalka loogu baahiyey.
  • Wargeyska Star-Tribune oo kasoo baxa Minnesota ayaa soo bandhigay sawirka wiilka la dilay oo nool, isagoo sheegay inuu geeridiisa ka xaqiijiyay ehelada wiilka, FBI-da ayaa iyaguna sheegay inay baaritaano ku aadan dilka wiilkaas wadaan.