Qeexid

"eeg wargeli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wargelin oo kali ah:
  • "Waxaan ku wargelinaynaa Idaacadaha Muqdisho inaysan ka qaybgeli karin xuska loo sameynayo 1-da Luuliyo, sidoo kalena aysan siidayn wararka ku saabsan ku saabsan maalintaas" ayuu yiri Macalin Xaashi.
  • "Dhawaan garoonka waxaa kasoo dagtay diyaarad yar oo waday dawo, taasoo u kireysnayd haya'dda ICRC, runtiina waxaa loola dhaqmay si wanaagsan, haya'daha waxaan ku wargelinaynaa inay si nabad ah garoonka u adeegsan karaan" ayuu yiri Sh.