Qeexid

"Wax inta gacanta lagu qabto wareejin."

Qeexid Xigta

Wax tuurid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warfi oo kali ah:
  • Waxa lumaya feejignaantii mas’uuliyadeed iyo tii xilkasnimeed ee isha warfidineed ee xumaantaasi ka soo burqanayso.
  • Afhayeen u hadlay WFP oo lagu magacaabo Peter Smerdon ayaa warfidiyeenka ugu sheegay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya in shaqaalahoodii caalamiga ahaa ee kaga sugnaa degmooyinkaas ay lasoo baxeen.