Qeexid

"Baahinta dadweynaha war loo baahiyo. ld warfidin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warfaafin oo kali ah:
  • Dhinaca dowladda KMG ah ayaa iyaduna sheeganeysa guulo ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen Maxkamaddaha Islaamiga isla markaana aysan jirin deegaan laga qabsaday, afhayeenka wasaaradda warfaafinta dowladda KMG ah Md.
  • "Maalinta Jimcaha ah ee soo socda waxaan ku qabanaynaa banaanbax aan uga soo horjeedo goa'anka Jabuuti iyo duqeymaha AMISOM, dadkuna waa inay kasoo qaybgalaan" ayuu yiri xoghayaha warfaafinta ee Xisbul Islam.