Qeexid

"eeg wareeri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareerin oo kali ah:
  • Qoraalkaas oo daba socday kulan shacabka lagu jihowareerinayay oo ay Qabqableyaashaasi ku yeesheen magaalada Nairobi, Markey taariikhdu ahayd 26-02-2005ta, waxay ujeeddadiisu ahayd waano iyo talooyin soo jeedin, dhagihii Alle waaniyo ayaa waansamaye.
  • Doorasho kasta oo lo qabto Riyaale ayaa ku shubanaya oo odhanaya waxaan helay 99.9% markaa waa in nidaamka la toosiyaa intaan doorasho lagu wareerin.