Qeexid

"Madax-xanuun; madaxwareer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareer oo kali ah:
  • Wallee maxaa wareer, lacag laaluush dhimir doorist lagu sameeyay wiilkaas yar!
  • Sidaa darteed, waa in loo helaa xal ka duwan xalalkii dowladaha Afrikaanka ah lagu xalliyey, 22 sano oo Fakhri, Jahli Colaad, Burbur dowladdnimo, Sidaa darteed Soomaaliya waa in loo helaa Hogaan ka saari karo qaxarkaan jahwareerka ku riday dadkeennii.