Qeexid

"ld wareejin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareejis oo kali ah:
  • Doolaal, wuxuu intaa ku daray oo uu ku sheegay waraysigaa in dadkaa ay dawladda Somaliland, ku wareejisay Guddi 13-Sarkaal ah oo uu xusay in ay ka socdeen hoggaanka Wardoonka Ciidanka Itoobiya ee qaybta Bariga ee magaalada Herer.
  • Inta ay qaadatay neef weyn ayey mindidii kaga soo qabatay ganaca bidixda oo isu wareejisey.