Qeexid

"eeg wareeji. ld wareejis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareejin oo kali ah:
  • Maxaa ka jira in shirka loo wareejinayo Jabuti?
  • Hawlaha waxaa loogu wareejinayaa goleyaasha Dawladdaha hoose si tartiib- tartiib ah oo la socota hadba koritaanka kartidooda.