Qeexid

"Wax wareegaya ka dhigid."

Qeexid Kale

Ku w.: qalab ama xil qof faraha ka saarid. 4. Badar shiidan si buunshaha looga saaro walaanwilin.

Qeexid Xigta

Dhinac kale u dhaqaajin (wax ama qof)

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareeji oo kali ah:
  • Waxaa ka hadlay wareejinta Maxabiistaan xubin ka mid ah Guddiga Nabadgelyada Gobolka Nugaal kasoo sheegay inay soo dhaweenayaan howlaha Booliska ka wadaan Caasimadda Puntland.
  • “Maanta waxaa la idinku wareejiyay Mashruucan biyaha oo dhammaaday, waxaana la idiinka baahan yahay in aad dhaqaalaysataan,” ayuu yidhi Cali Jirde.