Qeexid

"Wax qaab goobaabin ah leh ahaansho."

Qeexid Xigta

Ku w.: wax meel ku hareeraysan ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareegsan oo kali ah:
  • Madaxweyne Thabo Mbeki, wuxuu kale oo ku sheegay khudbadii furitaanka ee uu ka jeediyay Shirka Johannessberg in ay dunidu tahay Jasiirad wadamo hodan ah oo ay ku wareegsan yihiin badweyn ah dalal sabool ahi, waxa kale oo uu intaa ku daray Mr.
  • Laakiin waxaa ah mid la xuso sidee ayay hooyadu u gudan kartaa xilkeeda haddii aysan garab ka helin ninkeeda ama carruurta aabbahood, dadka ku dul wareegsan ee ehelka ah iyo dhammaanba bulshada oo dhan?