Qeexid

"Xoolaha nool ee colka duullaanka ahi sahay ahaan u wato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wareego oo kali ah:
  • Labada maalmood ee soo socda ayaa la filayaa in Madaxweynaha cusub uu si rasmi ah uu xilka ugala wareego Madaxweynihii hore ee Puntland Gen.
  • Jaranaraalkaan oo wata Markab Dagaal ayaa lagu wadaa inuu dhawaan la wareego howlgalka Atlanta loogu magac daray ee la dagaaanka waxa loo yaqaan burcad badeeda Soomaaliyeed.