Qeexid

"Qofka raadiya siraha cadowga."

Qeexid Xigta

Hay'adda ku sheqa leh wardoonidda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wardoon oo kali ah:
  • -June- 1993 ayaa mareykanku ku duqeeyay xarunta wardoonka ee Baghdad 23- gantaal oo ah kuwa looyaqaan “Tomahowk cruise missile”
  • Wararka): Hay’adda wardoonka ee maraykanka FBI ayaa sheegtay in dhaqaale laga helay qoyska boqortooyada Sucuudiga loo adeegsaday weeraradii ka dhacay maraykanka 11 September 2001 kuwaasoo gacanta u soo galay qaar ka mid ah raggii weerarada fuliyay.