Qeexid

"Ka w.: arrin ama xaalad lagu suganyahay sheegid ama gudbin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warbixi oo kali ah:
  • Xildhibaanada ayaa ka cudurdaartay inay hadal siiyaan saxaafada, waxayse sheegeen inay ka warbixin doonaan socdaalkoodii Nairobi iyo shirkii ay ka qaybgaleen.
  • Inkasta oo la sheegay in ragg loo qabtay falkii lagu dhaawacay Taliyaha, haddana weli ma soo bixin warbixin dhaafsiisan in raggii loo qabtay falkaasi weli baaritaano lagu wado.