Qeexid

"ld waraysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waraysi oo kali ah:
  • Waxaan akhriyey waraysigii uu Tviiga Somaliland siiyey Mudane Cabdiqaadir Jirde, Guddoomiye ku xigeenka Golaha Barlamaanka.
  • Weriyaha VOA, Fadumo Yasin Jamaac ayaa arrintan waxay waraysi kala soo yeelatay taliyaha qaybta booliska gobolka Bari, Korneel Cabdixakiin Yuusuf Xuseen.