Qeexid
Ubad la dhalay; awlaad; ilmo; dhal.
Ubad la dhalay; awlaad; ilmo; dhal.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: War qof uu hayo ka dhegeyso; cid wax weyddiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg waro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Nafley oomman biyo siisasho.
Qeexid Xigta: Beer oomman biyo ku duwasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid arrin xog ka haysa wax weyddiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rmo, m.l) Qalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Qof dhowrsoon oo xumaha ka fogaado.
Qeexid Xigta: Qof ragannimo leh; geesi ah.
Qeexid Kale: Labada gollood ee buurta middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Karin laga dhaco; jeex.
Qeexid Xigta: Lafdhabarta, inteeda kelyaha la siman; waraar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Xarig qaylo dheer oo lagu ilaalsho beeraha; qawle; jacle; jeedalqawle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Welwel ama xanuun lala seexan waayay. ld weref1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rfay, -rafday; -rfi) Welwel ama xanuun la seexan waayid. ld weref2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax in la qorraxeeyo loo kala bixiyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Badeeco iwm wax dhulka lagu fidiyey ahaansho.
Qeexid Kale: Wax la baabi'iyey ahaansho. 4. Meel wax biyo jiifaan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg waraaro. ld waraarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Ganacsato yaryar oo aan dukaamo lahayn oo meel bannaan ama balbalooyinka hoostooda wax ku iibsada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg waree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Baalaal xalxalleefsan, jilicsan oo badanaa wax lagu qorto.
Qeexid Xigta: Xaashi qoran oo laysu diro. ld warqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Biyo cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado.
Qeexid Xigta: Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq.
Qeexid Kale: Buur gollaheeda; jeex. 841
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo.
Qeexid Xigta: W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.
Qeexid Kale: ld waraabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: waraar wansiixin m.f.dh eeg wansiixi.