Qeexid

"Karin laga dhaco; jeex."

Qeexid Xigta

Lafdhabarta, inteeda kelyaha la siman; waraar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waraq oo kali ah:
  • Gudoomiyaha goobtu markuu caddeeyo ee sidaas saxeexiisa ku muujiyo wuxuu waraqadaha aan saxda ahayn ama waxba kama jiraanka laga soo qaadey ama muranku ka taagan yahay iyo waraaqaha cabashada iyo dacwooyinka ku ridayaa baqshadda 3aad.
  • Waraqahaas lacagta ah, oo waraqadeeddu aad taya xuntahay darteed, ayaa waxaa laga diiday qaadashadeeda Gobollada Dhexe iyo kuwa Konfureed ee Somalia oo ganacsatada reer Puntland xiriir geddisley ka dhexeeyay.