Qeexid

"Qof qalabkiisu waran yahay."

Qeexid Xigta

Qof dagaal galay oo aan qori wadan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waranle oo kali ah:
  • Waxaa lagama maarmaan ah iney ka qeybgalaam muwadiniinta oo aan loo kala saarin culimo iyo caami, wadaads iyo waranle, iyo cilmaani iyo Islaami.
  • Ma soo noqon doontaa maalin dadku ku noqdaan wadaad iyo waranle?