Qeexid

"(-rmo, m.l) Qalab lagu dagaallamo oo ka samaysan bir ballaaran oo labada dhinac af ku leh iyo caarad dhuuban, ul xooggan iyo taki."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waran oo kali ah:
  • . MCBille: bal waxaad iiga warantaa maamulka iyo macallimiinta GTEC heerkooda aqooneed inta uu gaarsiisan yahay? 6. MCX,walaal, maamulka oo uu ugu horeeyo, Prof.
  • Haweeney u dhaxday Hoggaamiyaha Shabaab oo u warantay Sirdoonka.