Qeexid

Nafley wax la waraabiyey ahaansho.

Qeexid Xigta

Beer wax biyo lagu sii daayey ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waraabsan oo kali ah:
  • Dadkaas ayay ku sheegeen mas'uuliyiinta kulanka ka qaybgalay inay cuno la'aan ba'an hayso, kadib markii la xiray kanaaladii ay beeraha ku waraabsan jireen, ayna WFP dhinac mariso raashinka gargaarka ah.