Qeexid

"eeg waraabi. ld waraabis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waraabin oo kali ah:
  • ,9,12 iyo 3: waa deeq Ilaahay uu makhluuqaadkiisa samada uga soo daayo. 8,1 iyo 10: waa meesha xoolaha la waraabinayo loogu shubo biyaha.
  • Akhristayaasha indhaha kuus-kuusanow marka hore Ciid Mubaarik iyo ciid wanaagsan, haatana waxaynu soo gaadhnay amintii aan idinka waraabin jiray warkii dunida, waxaana maanta idinku lisi doona weriye Mr.