Qeexid

"Cid oomman biyo la cabbo siin."

Qeexid Xigta

Beer oomman biyo ku duwid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waraabi oo kali ah:
  • Daa'uud ayaa waxaa Aaskiisa kasoo qeybgalay Kumanaan dad ah oo ka tiiraayesnaa Geeridiisa,waxaana Alle looga baryay in uu Janadiisa ka waraabiyo.
  • Alle subxaana Watacaalaa waxaan uga baryeynaa inuu naxariistii jannatul firdawsa ka waraabiyo, eheladiisa iyo ummada Soomaaliyeedna Alle samir iyo iimaan ka siiyo.