Qeexid

"(-bayaal, m.l/dh) Dhurwaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waraabe oo kali ah:
  • Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe) oo ka mid ahaa Odayaasha Guurtida ee casho-sharafta kula kulamay weftiga ayaa Danjiraha u sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashadan, taas oo uu ku tilmaamay mid loo baahnaa.
  • Ina Kaahin, Taani, Waraabe, Cadami, Siilaanyo iyo kuwo kaleba wax cusub kuma aysan soo kordhin isle’egta siyaasadeed ee gobolada waqooyi ka jirta.