Qeexid

"ld woqooyi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waqooyi oo kali ah:
  • UNHCR ayaa ku sheegtay warbixinteeda in dadkan intooda badan ay ka carareen caasimada labadii todobaad ee ugu dambeeyay oo ay dagaalo xoogan ka dhaceen qaybo ka tirsan Muqdisho, gaar ahaan Waqooyiga Magaalada.
  • "Dirirtu waxay ka dhaceen goobihii shalay lagu dagaalamay iyo goob cusub oo ah dhanka waqooyi ee degmooyinka oo uu ku xoogan yahay taliyaha Booliiska Gen.