Qeexid
ld waqdhaacid.
ld waqdhaacid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Xoolo Allabari dartiis u qalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii.) Xoolo Ilaah dartiis loo qalo oo lagu ducaysto. ld waqdhaac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld waqdhaac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xoolo farabadan oo alla-bari ahaan loo qalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhismo meel laga taago oo lagu xusuusanayo qofdhintay oo qabrigiisu meel kale ku yaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Laba arrin kala doorashadood ku fikirid.
Qeexid Xigta: Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Iahawareer; isla-hadal; walwal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld waaq.
Qeexid Xigta: Lifaaq xagga hore kaga daba karma magacuyaalka oo ka dhiga hawl weligeedba socota.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Cid u yeerid.
Qeexid Xigta: Isu w.: cid meel ku uruurin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Iftiin xoog leh oo si kedis ah dad u cawiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]