Qeexid
Daruur biyeysan.
Qeexid Xigta
Roob.
Daruur biyeysan.
Roob.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Hanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-qfay, -qaftay; -qfi) Hanti maguurto ah Ilaah dartiis u hibayn (sida guri).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: U w.: walqal samayn. ld waqlal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: ld walqal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Neef lagu allabaryo oo ilmo dhashay loogu duceeyo. ld wanqal, waqlal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld waqlal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld walqal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld waaq.
Qeexid Xigta: Lifaaq xagga hore kaga daba karma magacuyaalka oo ka dhiga hawl weligeedba socota.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: wal s. 1. Nin w.ba: nin kastaba. 2. W.ba: kasta. ld walba.
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Dhis dadku dhexdiisadego oo ku noolaado; guri; hooy; min.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid.
Qeexid Xigta: Is w.: qof waalan iska dhigid.
Qeexid Kale: Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Daanka dadka xaggiisa hoose. ld jiqil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Awood dheguhu wax ku dareemaan.
Qeexid Xigta: ld maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito.
Qeexid Kale: Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Ubadka ariga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-qlay, -qashay; -qli) Shanqar iwm dhegaha ku dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Wiil aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.dh) Gabar aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr.
Qeexid Xigta: Welwel, werwer. ld warwar1, welwel1, werwer1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waa; goor; jeer; shin; ammin.
Qeexid Xigta: Xilli; nur. ld wakhti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen.
Qeexid Xigta: ld bagal. baqal2 m.dh (-qlo, m.l) Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]