Qeexid
(-rro, m.dh) Dhaawac halis ah.
(-rro, m.dh) Dhaawac halis ah.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ugaar, xoolo iwm iyada oo uur-kujirta laga saarayo calool ka dillaacin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (xis.) Guud ahaan, shaxan ama tibaax waxa la yiraahdaa waa wanqaranyahay haddii qaybo ka mid ah shaxanka ama tibaaxda la isku beddel karo iyada oo aan shaxanka ama tibxaha la doorin. Shaxan joometariyeed waxa uu leeyahay wanqar noqod haddii baro ku yaalla shaxanka ay leeyihiin baro ku aaddan oo ka soo noqday bar kale oo loo yaqaan xuddun wanqareed, xarriiq wanqareed ama sallax wanqareed.
Qeexid Xigta: (xis.) Shaxan kasta oo loo qaybin karo laba qaybood oo middiiba midka kale uu u yahay humaag muraayadeed shaxan sallax ah waxa uu leeyahay ugu yaraan hal xarriiq wanqareed oo u qaybisa laba humaag muraayadeed. Xarafka A waa wanqaranyahay; is mana beddelo marka muraayad lagu eego. Hase yeeshe, xarafka R ma aha wanqar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg wanqar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la wanqaray ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld waqlal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg wanqaran. ld wanqarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof dhibaato jir u geysasho. Tus. “Caasho wiilkii bay wanqaartay”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg wanqaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Onkod, gugac.
Qeexid Xigta: Qarax, biriq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld wanqarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, ml.) Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar1, sharqan1, sharqar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Sanqar samayn. ld shanqar2, sharqan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego.
Qeexid Xigta: Hadal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u.j
Qeexid: ld waryaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nan, m.l) Idaha kooda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax la qalay saafid ama kala bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld sanqar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]