Qeexid

"Wax wanaagsan ka dhigid."

Qeexid Xigta

Cid wanaag u samayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wanaaji oo kali ah:
  • Waa in dalalka jaarka ah xidhiidhkoodu la wanaajiyo oo nabadgelyo lagula dhaqmo. waxaan u sheegayaa xukuumadda in ay muujiso sidii ay wax u qaban lahayd oo ay kaga bixi lahayd waxba qaban mayso.
  • Waa inuu yahay qof akhlaaq wanaagsan oo raali galin kara qofka uu wax u sheegayo balse haddii uu caayo isaga oo isleh wanaaji qofkii wuxuu u siyaadiyay xumaan kale.