Qeexid

"eeg wanaagsan. ld wanaagsanaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wanaagsanaan oo kali ah:
  • Si aynu haddaba wanaagsanaantaas u falanqayno aynu isla gorfayna wanaagga ay diinta Islaamu farayso qofka muslinka, cutub walbana gaarkiisa hoos ka akhriso.
  • Waxaa wanaagsanaan lahayd in kacadoonka caalamka Carabta ka socdaayi uu Soomaaliya ka billowdo oo ay dadku iska dul qaadaan cadawga iyo tuugada isku ceshatay.