Qeexid

"Wixii fiican oo waxtar leh; samo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wanaag oo kali ah:
  • Dhaqankii hore haddii uu lahaan jiray wanaag iyo xumaan, kan imika waxa gun dhig u ah intaa aan kor ku soo xusay.
  • Hotel Rays waa Hotel aad u qurxoon isla markaana dhismo wanaagsan, iyadoo uu ka kooban yahay qeybo kala duwan oo aad u bilcsami wanaagsan.