Qeexid

"Ka w.: wax welwel hayo ahaansho. ld warwarsan, welwelsan, werwersan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walwalsan oo kali ah:
  • Sanllehi ayaa waxa uu ka walwalsan yahay kaliya ciyaarta Fabregas uu kaga hor imanayo kooxda Barcelona wareega 16ka ee koobka horyaalada qaarada yurub.
  • Dawladda Talyaaniga oo aad uga walwalsan muhaajiirinta ku soo socota dalkeeda, ayaa waxay ka shaqeyneysa sidii ay ula gaari leheed Libiya heshiis suurtagal ka dhigi kara ka hortagga doonyaha sida muhaajiriinta.