Qeexid

"Neef lagu allabaryo oo ilmo dhashay loogu duceeyo. ld wanqal, waqlal1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walqal oo kali ah:
  • Waxaana loo walqalay magacii midowga labada dal ee Somaliland iyo Somaliya ee loogu magacaabay Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Somaliya.
  • Waxaana loo walqalay magacii midowga labada dal ee Somaliland iyo Somaliya ee loogu magacaabay Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Somaliya.