Qeexid

"ld wallaahi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walle oo kali ah:
  • Wallee maxaa wareer, lacag laaluush dhimir doorist lagu sameeyay wiilkaas yar!
  • Eritriya, haddii qolada hoosteeda harsanaya u maleynayaan inay ka raalli noqon doonto shareecada iyo maamul Islaami ah oo Soomaaliya ka dhasha, wallee waa tii shalay tagtay.