Qeexid

Hoore weel ku jira qar ka daadasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walco oo kali ah:
  • Walcott ayaa qandaraaskiisa kooxda Arsenal ee haatan uu dhacayaa xagaaga soo socda, laakiin waxa uu qarka u saaran yahay inuu saxiixo heshiis cusub oo mushaharkiisa sarre loo qaaday, isagoo isbuucii qaadan doona 90 kun ginni.
  • Tababaraha kooxda Arsenao Arsene Wenger ayaa qirtay inay soo martay mar uu ka cabsi qabay in Theo Walcott uu ka tagayo kooxda islamarkaana uu ku biirayo xiddigihii hore uga tagay Arsenal sida Robin van Persie, Samir Nasri iyo Cesc Fabregas.