Qeexid
ld walcasho.
ld walcasho.
magac / noun
Lab / masculine
m.l.u
Qeexid: Waalid; ab; isir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg walco. ld walcad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ballan adag oo la galo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -caday, -catay
Qeexid: Hoore weel ku jira qar ka daadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hoore weel ku jira qar ka daadin; balqin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Waxyeello weyn.
Qeexid Xigta: Goob dagaal taariikhdiisa la wada hayaa uu ka dhacay.
Qeexid Kale: Dagaal caan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geed dhirta wax lagu daaweeyo ka mid ah, cudbina ka baxo; soome; soomaggale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, ml.) Dhismo xoog badan oo dhagax ka samaysan oo waayadii hore cadowga laga geli jiray. ld calqad, qalco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Xamaarad. ld galangalcayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Taag; tiiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg walci.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld halcasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: wal s. 1. Nin w.ba: nin kastaba. 2. W.ba: kasta. ld walba.
m.l
Qeexid: ld wed1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn.
Qeexid Xigta: Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn.
Qeexid Kale: (f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Waxaro abab ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qaloon loogu talagalay in alla bari lagu samaysto; salool.
Qeexid Xigta: ld baalcas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld weli1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld malawad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bahal yar oo jiirka u eg oo dhogor jilicsan cawl ah iyo gafuur dheer leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]