Qeexid

"Welwel, murugo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walbahaar oo kali ah:
  • Dhalinyaro farabadan oo xaas leh, ayaa anfariir ka qaada iney la kulmaan xaasaskooda iyagoo kalsooni xumo iyo walbahaar nafsiyadeed qaba, iyagoo marmarka qaarkood xaasaskodoa ku fura, ama dhibaato uugu geysta sida dil, iyo cadaadis nafsiyadeedba.
  • Walbahaarka Tahriibta iyo Wanjalaadda Yurub WQ.