Qeexid

"(-lxo, m.l) Shay; wax."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walax oo kali ah:
  • Neeftu ( ingiriis : gas) waa mid ka mid ah sadexda aasaaska u ah walaxda (matter).
  • Booliiska Baydhabo ayaa isku gadaamay goobta uu qaraxu ka dhacay, iyagoo xiray isku socodka gaadiidka iyo dadka, waxayna wararku sheegayaan inay baarayaan walaxda qaraxday.