Qeexid

"Walaal ahaan. ld walaaltinnimo, walaaltooyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walaalnimo oo kali ah:
  • Waxaa amaan mudan maamulka iyo shacabka Puntland oo si wadaniyad iyo walaalnimo ku dheehan tahay wufuuda ka soo qaybgalaysa kulankaasi ugu soo dhawayeen magaalada Garoowe.
  • Badhasaabka gobolka Awdal, ahna Maayorka Boorama oo la hadlay ciyaartoygaas ayaa ku guubaabiyey inay ku dhaqmaan asluub wanaagsan iyo walaalnimo muddada tartanku socdo oo gaadhaysa ilaa bil iyo badh.