Qeexid

"Walaalo ka dhigid (cid)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walaalee oo kali ah:
  • Garaadka ayaa na faray in nin walba shirka la yimaado “cadka rag walaaleeya” sidaa awgeed waa inaan bowdadan qaadaa aad bay iila buuran tahay una malaynmahayo in cid mid ka wanaagsan keeni karta ay jirto, ayuu ku juwaabay.
  • Dabadeedna madaxdii SNM waxay ka shaqeeyeen inay heshiiyeen oo walaaleeyaan beelihii walaalaha ee ay iska horkeentay dawladii hore ee Siyaad Barre.