Qeexid

"(-lo, m.dh) Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walaal oo kali ah:
  • Mar labaad ayuu Rasuulku weydiiyay kiineebaa soo booqday qof walaalkii ah oo buka?
  • . In dhamaan qaybaha bulshadu iska kaashadaan sidii ummaddan looga saari lahaa adeegsiga qabyaaladda oo ah birta lagu qalo shacabkeenna walaalaha ah.