Qeexid

"Wax walaac hayo ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga walaacsan oo kali ah:
  • Find Gold oo ka dhexgalay hadalka Frazer ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay in Mareykanka uu iska caalemo saarto hohaamiye sidii horey Mareykanka uga sameeyeen wadamo badan.
  • Senator ka hadlay warbixintii UN-ka Senator Russ Feingold ayaa sheegay in dalkiisu uu aad uga walaacsan yahay gudiga xaqiiqo raadinta warbixintii ay kasoo diyaariyeen Somalia, wuxuuna sheegay inay dalbadeen in baaritaan dheeraad ah lagu sameeyo.