Qeexid

Wakiil ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wakiilnimo oo kali ah:
  • Shirkadani waxa ay dalka ku timid dhexdhexaadin uu sameeyay Cabdala Diiriye oo ah muwaadin u dhashay Somaliland oo ku xeel dheer soo jiidista shirkadaha batroolka qoda, kuna hawl gala wakiilnimo.