Qeexid

"(-llo, m.dh) Qof si sharci ah u maamula hawlo cid kale leedahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wakiil oo kali ah:
  • October 2002, mudane Faysal Axmed Maxamed oo ah gudoomiyaha gudiga shuruucda golaha wakiilada ee Somaliland ayaa warbixin ugu sheegay golihiisa in qiil loo waaya muddo kordhin loo sameeyo golaha Guurtida Somaliland.
  • Waxey rajo weyn ka qabaan in xukumadaan ay guuleysato si muddada labada sano ah ka dib loogu gudbo marxalad cusub oo dadku soo doortaan wakiiladooda dhabta ah.