Qeexid

"Hay'ad dawladeed oo hawl gaar ah u qaybsan oo wasaarad hoos tagta."

Qeexid Xigta

Warqad si sharci ah u qoran oo qofka haysta siisa karti uu dano ama hawlo qof kale leeyahay ku maamulo oo wakiil uga ahaado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wakaalad oo kali ah:
  • Wakaalada wararka Interfax ayaa horey u sheegtey in Markabkaan uu sidey Taangiyo gaaraya 30 iyo qalab lagu dayactiro gadiidka xamuulka Militeriga.
  • "Waxaa jira warar isa soo taraya oo xaqiijinaya dhimashada Saleh Al Somali oo ahaa hogaamiye saare oo al qaacida ka tirsan' ayuu yiri sarkaal sarre oo diiday in la magacaabo kaasoo u waramayay wakaalada wararka ee Reuters.