Qeexid

"(-do, m.l) Dhinaca hadba aqalku u sii jeedo hortiisa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wajahad oo kali ah:
  • Waa in Dawladda hoose soo rogto amar lagu xayirayo, cid kasta oo daar ku leh jidka hortiisa ama laamidu hor marto oo ciid ku shuba wajahadiisa.
  • Waxaa uu sidoo kale sheegay sarkaalkani in ay dhibaatada soo wajahaday u gudbiyeen Gudoomiyaha G/Hiiraan Yuusuf Daba-Geed, ciidanka booliiska hase yeeshee aysan ka helin wax jawaab ah.