Qeexid

"ld wejih."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wajah oo kali ah:
  • Dowlada Talyaaniga ayuu C/xakiin Max'ud Xaaji Fiqi ku ammaanay sida ay u doonayso inay ku taageerto dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed dadaalladeeda ku wajahan soo celinta nidaamkii iyo kala dambeyntii dalka.
  • Bosaso oo la ciirciireysa qaxooti ku wajahan Yamen Ugu yaraan 3000 Ethiopian iyo Somali ka soo qaxdey dagaalada Muqdisho ayaa isugu soo ururey magaalada dekada ah ee Bosaso kuwas oo xaawilaya in safar is-miidaamin ah uga gudbaan badda cadmeed.