Qeexid

Daal ka cararid darteed hawsha culays laga dhigo oo laga cagajiido.

Qeexid Xigta

ld wahsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wahsi oo kali ah:
  • Is tus-tus ama wahsi dheh, waxaa hal-heys u ah oraahyo qalaad sida “Catch-22” oo gebigeedaba soo if-baxday 1961.
  • Is tus-tus ama wahsi dheh, waxaa hal-heys u ah oraahyo qalaad sida “Catch-22” oo gebigeedaba soo if-baxday 1961.