Qeexid

"Welwel."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wahan oo kali ah:
  • Werwer, walbahaar, walaahoy, wahan iyo ceegataalayn, uu garan la yahay dhinaca uu ka abaarayo arintan soo runduda ee madaxeedu minjeheeda soo maray, isla markaana u baahan maskaxo badan oo si caafimaad qaba u lafa gura ayaa ku keliyeysatay Dayr naftiisa.
  • Maalin maalmahaas ka mid ah ayaa haasaawahani na dhex maray.