Qeexid

"(-iyo, m.dh) Dad maamul ka mus'uul ah oo meel loo diro. ld wefdi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wafdi oo kali ah:
  • Madaxweynaha DGPL ayaa safarkiisan uu ku tagayo dalka Mareykanka waxa uu noqonayaa kuu igu horreeyey ee Wafdi ka socda Puntland uu ku tago Washigton tan iyo intii la Aasaasey MGPL.
  • Muqdisho: Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo maanta kulan la qaatay Raysal Wasaare Nuur Cadde iyo qaar ka mid ah Golaha Xukuumada.